Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg Maleeshiyaad Hubaysan Oo Dad Xoolo Dhaqata ah Ku Laayay Deegaanka...

Deg Deg Maleeshiyaad Hubaysan Oo Dad Xoolo Dhaqata ah Ku Laayay Deegaanka Kaxandhaale

0

Koox hubeysan ayaa aano qabiil ugu dilay deegaanka Kaxan-dhaalle ee gobalka Galgaduud.

 

 

Haweeney Xaamilo ah oo lagu magacaabi jiray Hodan Cabdi Jaamac, iyagoo isla goobta ku dhaawacey haween kale oo xoolo la joogay.

 

 

Meydka marxuumada ayaa la geeyay Magaalada Galinsoor oo goordhaw lagu aasey Degaanada Kaxandhaale ayaa Inta badan waxa ka Dhaca Dagaalo Salka Ku Haaya aanooyin Qabiil.

 

 

waxaana madaxda iyo Odayaasha Galinsoor ay sheegeen in falkan dhacey oo ka fog diinta Islaamka iyo dhaqanka suuban uu keeni karo falal kale oo fool xun, hadii aan Maamulada dariska ah ee Galmudug iyo DDS aysan xaalada soo fara-galin.

 

Ad
Previous articleVilla Soomaaliya oo Diyaarisay Qorshe Culus oo Ay Ku Majaxaabinayso Cabdiraxmaan Cabdishakuur
Next articleDhuusomareeb oo goor dhow lagu doortay Kursiga labaad ee Doorashada Maanta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here