Koox hubeysan ayaa aano qabiil ugu dilay deegaanka Kaxan-dhaalle ee gobalka Galgaduud.
Haweeney Xaamilo ah oo lagu magacaabi jiray Hodan Cabdi Jaamac, iyagoo isla goobta ku dhaawacey haween kale oo xoolo la joogay.
Meydka marxuumada ayaa la geeyay Magaalada Galinsoor oo goordhaw lagu aasey Degaanada Kaxandhaale ayaa Inta badan waxa ka Dhaca Dagaalo Salka Ku Haaya aanooyin Qabiil.
waxaana madaxda iyo Odayaasha Galinsoor ay sheegeen in falkan dhacey oo ka fog diinta Islaamka iyo dhaqanka suuban uu keeni karo falal kale oo fool xun, hadii aan Maamulada dariska ah ee Galmudug iyo DDS aysan xaalada soo fara-galin.
Ad