Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ansixiyay Magacaabista Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo loo magacaabay Mudane Mahad Maxamed Salaad.
Ugu dambeyn Loolankii NISA waxaa kuguuleystay Mahad Salaad Maxamed oo noqday Agaasimaha NISA, wuxuu kamid yahay saaxiibada gaarka ah ee Madaxweyne Xassan Sheikj, isagoo xiligiisi hore soo noqday Wasiiru dowle Madaxtooyo.
MAHAD salaad ayaana Badali Doona Yaasiin Farey oo Saxiib Dhow la aha Fahad iyo Farmaajo.
Mahad Salaad ayaana Sidaas ku Wayn Doona Xubinimada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Ad