Home Wararka Maanta Deg Deg: IToobiya oo Ku Dhawaaqday inay Dishay Fuaad Shongole

Deg Deg: IToobiya oo Ku Dhawaaqday inay Dishay Fuaad Shongole

0

Dawladda Itoobiya ayaa kudhawaaqday dilka 3 kamid ah Hoggaamiyayaasha sare ee kooxda Argagixisada ah ee Al Shabaab, waxayna kala yihiin.

1.Fu’ad Mahamed Khalif[Shengole] oo ahaa Madaxa abaabulka iyo Tashkiilinta kooxda Alshabaab, kamid ahaa madaxda sare ee kooxdan, Dawladda Mareykanka ayaa kuraadinaysay Xogtiisa in lakeeno Malaayiin Dollar.

2- Abdul Casiis AbuMuscab oo ahaa afhayeenka kooxda Al Shabaab ee dhinaca Howlgalada.

3- Cubeda Nuur Ciise oo ahaa masuulkii Alshabaab u qaabilsanaa Abaabulka xuduudka Itoobiya iyo gobalka Bakool.

Milateriga Itoobiya ayaa kudhawaaqay warkan, sida laga baahiyey Warbaahinta dawladda.

Ad
Previous articleWararkii ugu dambeeyey dagaalka Liyuu Boolis iyo Al-Shabaab iyo khasaaraha
Next articleDowladda Soomaaliya oo Uganda uga qeyb gashay Shir Looga hadlayay isbadalka cilimada iyo tahriibka (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here