Home Wararka Somaliya Hirshabeelle DEG DEG: Gudoomiyihii Degmada Jalalaqsi oo Ka Mid noqday Dadka ku Geeriyooday...

DEG DEG: Gudoomiyihii Degmada Jalalaqsi oo Ka Mid noqday Dadka ku Geeriyooday Qarax goordhow Ka Dhacay Dedmadaas(Sawiro)

0

Wararka naga soo gaaraya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay gudoomiyihii degmadaas Max’ed Nuur Dabaashe uu ku geeriyooday qarax goor ka dhaw ka dhacay magaaladaas.

Wararku waxay sheegayaan in qaraxa oo ka dhacay meelu dhaw saldhig ay Jalalaqsi ku leeyihiin ciidamo ka tirsan kuwa midawga Afrika ee ATMIS.

Ma’uuliyiin kale oo maamulka degmada ka tirsan ayaa waxyeelo kasoo gaartay qaraxa.

Faah-faahinta halkaan kala soco.

Ad