Home Wararka Somaliya Somaliland Deg Deg Gudoomiyaha Aqalka sare oo Goor dhaw La doortay

Deg Deg Gudoomiyaha Aqalka sare oo Goor dhaw La doortay

0

Gudoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi Ayaa Markale Loo doortay Sanater ka Tirsan Aqalka Sare ee DFS, ka dib Markii uu Tanasulay Musharaxii La Tartamayay.

44 Erga ah ayaana siiyay Codka Kalsoonida Cabdi Xaashi Cabdullahi.

cabdi Xaashi Ayaa ahaa Shaqsigii ugu Horeeyay ee Doorashada Xildhibaanada Somaliland ku soobaxay.

Ad
Previous articleQaar ka mid ah Xildhibaanada Aqalka sare ee Somaliland oo Maanta La dooranayo
Next articleWasiirka Dastuurka Soomaaliya oo Lagu doortay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here