Home Wararka Maanta Deg Deg Deni oo Lagu Qarxiyay Magaalada Bosaaso

Deg Deg Deni oo Lagu Qarxiyay Magaalada Bosaaso

0

Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qarax lagula eegtay kolonyo gaadiid ah oo uu la socday madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo maraya kontaroolka laga galo magaalada Boosaso.

 

Madaxweyne Deni ayaa la sheegay inaysan waxyeelo ka soo gaarin qaraxan balse ay wax ku noqdeen qaar ka mid ah ciidamadii galbineysay wafdigiisa.

 

Inta la xaqiijiyay laba askari ayaa ku dhintay afar kalena waa ku dhaawacmeen qaraxa goor dhoweyd lala eegtay wefdiga Madaxweyne Siciid Deni oo maanta tegay Boosaaso.

Ma jiro illaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Puntland oo la xiriira qaraxan.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleRaysulwasaare Rooble oo Daahfuray Shirwayne Qaran oo Midowga Musharixiintu ka Qaybgaleen(Sawiro)
Next articleTaywaan oo lacag Farabadan ugu Deeqday Soomaaliland(Sawiro)