Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Deg Deg Dagaal Goordhow Ka Qarxay Magaalada Boosaaso

Deg Deg Dagaal Goordhow Ka Qarxay Magaalada Boosaaso

0

Ciidamo ka amar qaata Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa weerar ku qaaday xarruunta Ciidanka PSF ay ku leeyihiin magaalada Bosaaso.

Dagaal goos goos ah ayaana hadda ka socda magaaladaas.

Khilaafka U dhaxeeya Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo PSF ayaa Mudo Taagnaa Kadib Xilka Qaadistii Uu ku Sameeyey Agasimii Ciidamada Sida Gaarka ah  u tobabaran ee PSG

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleQaramada Midoobey oo 17 Milyan oo Dollar ugu Deeqday Gurmadka Abaaraha Soomaaliya
Next articleHowgal amniga Lagu xaqijinayay oo uu Hogaaminayay Godoomiyaha Koonfurta Magaalada Galkacyo oo Xalay laga Sameeyey mahaladaas(Sawiro)