Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Deg Deg Dagaal Goordhow Ka Qarxay Magaalada Boosaaso

Deg Deg Dagaal Goordhow Ka Qarxay Magaalada Boosaaso

0

Ciidamo ka amar qaata Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa weerar ku qaaday xarruunta Ciidanka PSF ay ku leeyihiin magaalada Bosaaso.

Dagaal goos goos ah ayaana hadda ka socda magaaladaas.

Khilaafka U dhaxeeya Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo PSF ayaa Mudo Taagnaa Kadib Xilka Qaadistii Uu ku Sameeyey Agasimii Ciidamada Sida Gaarka ah  u tobabaran ee PSG

Ad