Home Wararka Somaliya Hirshabeelle DEG DEG: Dagaal Culus oo Goordhow Ka Qarxay Degaanka Yasooman

DEG DEG: Dagaal Culus oo Goordhow Ka Qarxay Degaanka Yasooman

0

Dagaal culus oo u dhaxeeya AS iyo ciidanka Dib-u-xoreynta deegaanka oo garabsanaya ciidanka dowladda ayaa goordhow ka qarxay deegaanka Yasooman oo hoostaga degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan.

Dagaalka ayaa yimid kaddib markii AS weerar ku qaadeen fariisin Yasooman ku leeyihiin ciidanka is garabsanaya.

Daryanka hubka dagaalkaasi la isku adeegsanayo ayaa laga maqlayaa degmada Buulo-burde welina macadda khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi.

Yasooman waxa aay qiyaastii 35- KM dhanka Waqooyi kaga beegantahay degmada Buulo-burde waana deegaan gacan ku heyntiisa muhiim u tahay hadba dhinacyada dowladda ama AS kii gacanta ku dhiga deegaa kaasi.

Ad
Previous articleXukun Lagu Riday Dhalinyaradii Ka Danbeesay Rabshadihii ka Dhacay Magaalada Norrköping ee Sweden
Next articleHogaamiyihii Alshabaab ee Gobalka Hiiraan oo Ladilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here