Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Deg Deg: Dagaal Culus oo Goordhow Ka Qaraxay Duleedka Degmada Maxaas

Deg Deg: Dagaal Culus oo Goordhow Ka Qaraxay Duleedka Degmada Maxaas

0

Dagaal culus oo u dhaxeeya Alshabaab iyo ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa ka socda deegaanka Bukure ee hoostaga degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo weerarka qaaday waxaa hoggaaminaya Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan.
Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa durba lasoo warinaya sida dadka deegaanka warbaahinta u xaqiijoyeen.

Alshabaab ayaa gurmad badan waxa uu uga yimid deegaanka Teedaan halka dhanka ciidamada dowladda iyane gurmad ka heleen degmada Matabaan.

Ad
Previous articleDeg deg: Qarax Xoogan ka dhacay magaalada Muqdisho iyo khasaaro ka Dhashay
Next articleKOONFURGALBEED oo shaaciyey inay qabteen mid ka mid ah raggii fuliyey qaraxii Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here