Home Wararka Maanta Deg Deg: Bamgacmeed caawa Lagu weeraray Wasaaradda Arimaha Dibada Soomaaliya

Deg Deg: Bamgacmeed caawa Lagu weeraray Wasaaradda Arimaha Dibada Soomaaliya

0

Rag hubaysan ayaa bam gacmeed ku weeraray askar ilaalinaysay dhismaha Wasaarada arimaha dibada Soomaaliya. Hal Askari ayaa ku dhaawacmay .

Ciidamada Amniga ayaa Sheegay in bamka ay Tuureen dad saarnaa Moota Bajaaj islamarkaana Goobta ka baxsaday

Goobta waxaa gaaray Ciidamada Amniga Soomaaliya, waxaana Hadda Degan Goobta uu falku ka dhacay.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheekh oo Cadeeyey mowqifkiisa ku aadan wada-hadal lala galo Al-Shabaab
Next articleDowlada Soomaaliya oo Go.aan Cusub kasoo Saartay Dharka ay Xiranayaan ardayda Dugsiga Hoose,Dhexe iyo Sare ee Dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here