Bacaad ayaa ku habsaday deegaanka Kulub ee gobalka Mudug oo qiyaastii 12-km bariga uga beegan deegaanka Garacad ee gobalka Mudug.
Deegaanka oo ku wanaagsan Kalkuumaysiga iyo deegaanka ayaa waxaa ku yaala dhismayaal gaaraya 250 oo ay ku jiraan xarumo caafimaad, waxbarasho iyo guryo la dhisay 2004 tii, Tsunami-gii ka dib.
Bacaadka oo horay u soo aasay deegaanka Dhinowda iyo dhul daaqsimeed balaaran ayaa u baahan qorshe bacaad-celin.
Ad