Dhimasahada 30 qof iyo dhawaacyo boqol ka badan ayaa shalay kali ah soo kala gaaary maleeshiyo Beeleedyo kasoo kala jeeda Caabudwaaq iyo Cadaado
Isbitaalada cadaado iyo caabudwaaq ayaa qaadi waayey Dhaawacyada dagaalkii shalay mana jirto Maamul deegaan iyo mid dowladeed oo xitaa baaq kas soo yeeray dagaalka sokeeye.
waxaana iyadoo aan la duugin meydadkiii shalay maanta laga cabsi qabaa Dagaal kale oo halkaas ka dhaca
Colaada waxaa dheer Abaaro iyo oon ka jira halkaas iyadoo Dadka reer guuraaga ah ee lagu dul dagaalamayo eysan heli karin hooy iyo cunto welina aan cidna u gurman
Ad