Home Wararka Somaliya Puntland Dagaalo Qaraar oo Markale Saqdhexe Dib uga Qarxay Magaalada Garowe

Dagaalo Qaraar oo Markale Saqdhexe Dib uga Qarxay Magaalada Garowe

0

Garoowe xabad xoog leh ayaa dhacaysa, qolo kasta waxay doonaysaa in ay adkeysato meelaha ay kala joogaan.

Agagaarka Hotel Kulmiye ayaa ah goobaha ugu badan ee ay xabadu ka dhacayso, ka dib markii ay ciidamada qaarkood isku dayeen in goobo cusub soo galaan.

Tani, waxay muujinaysaa sida aysan dhab u aheyn dadaalo caawa la sameynayay oo lamid ah kuwii socday 30-kii maalmood ee lasoo dhaafay, lagana dhex waday labada dhinac.

Ad
Previous articleWaa Sidee Xaalada Magaalada Garowe Caawa iyo Wararkii Ugu Dambeeyey ee Magaladaas
Next articleWaa Sidee Xaalada Magaalada Garowe Saakay iyo Wararkii Ugu Danbeeyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here