Home Wararka Maanta Dagaalka Guriceel oo wali lagu kala Bixin iyo Xiisad wali Jirta

Dagaalka Guriceel oo wali lagu kala Bixin iyo Xiisad wali Jirta

0

Wararka Laga Helayo Magaalada Guriceel isla Markana ku soo Dhacaya Xafiiska Mudu24 ee Dhuusomareeb ayaa sheegaya in Dagaalka Guriceel aanan Wali lagu kala Bixin.

Wararka ayaa sheegaya Caawa In Ciidanka Ahlusunna ay dib ugu soo laabteen iyagoo Helaya Gurmad dheeri ah.

Xogta ayaa intaasi ku dareysa in Ciidanka Dowlada ay dib ugu laabtaan goobahooda Hore taasi oo keentay in Ahlusunna ay dib Magaalada ugu soo laabato.

Waxaa Jira Ciidan Labada Dhinac ah kuwaasi oo Dagaalka Ku dhintay iyadoo Saraakiil Ciidan ay ku dhinteen Dagaalka.

Mudug24.com Dhuusomareeb

Ciidan Tababar ahaan u joogay Turkiga oo isku Qacan Qaaday gudaha xerada Tababarka

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Askar Soomaali tababar u joogtay Turkiga oo kubbad ciyaarayay oo dagaal ka dhex qaraxay, taasina waxay keentay in ay dhawacmaan ilaa iyo 24

Puntland oo sheegtay in Aqoonsiga Qaranka uu Noqday mashruuc hanti urursi ah oo culays ku ah shacabka Soomaaliyeed

Puntland ayaa si cad uga hortimid diiwaangelinta kaarka aqoonsiga qaranka (National ID) ee dowladda Fecderaalka Soomaaliya, iyada oo sheegtay in qorshahan uu yahay mid siyaasadaysan, loogana dan leeyahay doorashooyin aan

Maxaad ka ogtahay muhiimada Soomaaliya u leedahay diyaaradaha dagaalka ee Bayraktar Akinci

Labadii diyaaradood ee ugu horreyay oo ah nooca aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar Akınci ,ayaa shalay gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo ay milkiyadooda leedahay Soomaaliya. Diyaaradaha oo ay ku xiranyihiin tiknoolajiyad

Dalalka Ruushka iyo Ukraine oo iska bur-biriyay Kaabayaasha Dhaqaale ee Muhiimka

Dowladaha Ruushka iyo Ukraine, ayaa wali sii wada duqeymo culus ay is dhaafsanayaan, kuwaa oo waxyeelo xooggan gaarsiiyay kaabayaal dhaqaale oo labada dalba muhiim u ahaa. Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin

Furuumaha Dagaalka ee Dowlada oo loo diray Dhaqaatiir iyo Gurmad Xoogan

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) ayaa furimaha gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe u dirtay dhaqaatiir, gawaarida gargaarka degdegga ah iyo daawo luugu tala-galay in lagu taageero geesiyaasha xaq u dirirka ah
Ad
Previous articleXogta Saraakiishii ku dhimatay Dagaalkii Maanta ee Gurceel
Next articleCiidanka Ahlu-suna oo Dib ula Wareegay Deegaanka Guriceel ee maanta laga Saaray