Home Wararka Maanta Dagaalka Afdheer oo galay Maalintiisii afaraad.

Dagaalka Afdheer oo galay Maalintiisii afaraad.

0

Togga Budhi oo ah meel biya dageen ah ayeey iskula dhaadhaceen labada ciidan waa Al-shabaab iyo Ciidamada Gaarka ee dowlad deegaanka.

Hubkii ugu cuslaaa ee loogu babac dhigayay al-shabaab ayaa soo gaaray ciidamada gaarka kuwaasoo xalay guure ugu yimid ciidanka fadhiya aagaas.

Sidda illo xog ogaal ah ii xaqiijiyeen labada Daraf ayeey togga ka kalla joogaan Barri iyo Galbeed.

Alshabaab qoryo la mooda inay fududyihiin balse aad u culus ayeey la soo galeen oo gawaarida ku rakibteen kuwaasoo laba kamidda ay hada kula jiraan Toggaas.

Dagaalka xalay Xili dambe ayuu yara hakaday Ciidanka liyuuguna Gurmadkii ku filnaa iyo Hubkii cuslaaba way isla heleen.

saaka ayaa inuu dib u bilowdo laga yaabaa iyadoo ay labada dhinacba is hor fadhiyaan masuuliyiin u hadashay dowlad deegaanka soomaalida ayaa sheegay inay wadaan howlgal iyo irifta Bakool gaari doono ayagoona digniino culus u diray Xoola dhaqatada gobolada Afdheer iyo Bakool

Ad
Previous articleBooliska Soomaaliya oo War Layaab leh ka Soo Saaray Afduub loogu Gaystay gabdho walaalo ah Muqdisho
Next articleQarax ka dhacay Buulaburde iyo Askar ku dhimatay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here