Home Wararka Maanta Dagaal qaraar oo U dheexeeya Cidamada Galmudug iyo Alshabaab oo Kasocda Duleedka...

Dagaal qaraar oo U dheexeeya Cidamada Galmudug iyo Alshabaab oo Kasocda Duleedka Wisil

0

Dagaal culus oo u dhexeeya Ciidamada Daraawiishta iyo kooxda Al-Shabaab ayaa hadda ka socda Degaanka Qararow oo wisil kaga beegan dhinaca koofureed una jirta ku dhawaad 50KM.

Dagaalkaan ayaa yimid ka dib markii laga war helay koox ka tirsan Al-shabaab in ay yimaadeen meel aan sidaasi uga dheerayn degaanka, ka dibna ay ku baxeen Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo garab ka helaya kuwa Degaanka.

Dhawaan ayay Alshabab bilaabeen abaabul Markale ay ku weerarayaan Degmada Wisil iyo Degmooyinka Hoosyimaada.

 

Sidoo kale asbuucaan Gudihiisa ayay ahayd Markii Rag katirsan Alshaab lagu Qabtay Degaanka Cadale Xili ay Miinooyin aasaayee.

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa

Dagaal Dhexmara Itoobiya iyo Ereteriya oo laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo

Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku

Warar laga helayo Dagaalo ka dhacay Deegaano Hoostaga Galmudug Sida Ceelhuur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ahaa mid

Xamse oo booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu
Ad
Previous articleTaliska Nabad sugida Dhuusamareeb oo Dad danyar ah Raashin Gaarsiiyay(Sawiro)
Next articleMadaxweyne laftagareen oo si kulul u weeraray Rooble Murankii Taagnaana Qabiil u Rogay