Home Wararka Somaliya Galmudug Dagaal Qaraar ayaa Galabtay Dhexmaray Ciidamada Galmudug iyo Alshabaab

Dagaal Qaraar ayaa Galabtay Dhexmaray Ciidamada Galmudug iyo Alshabaab

0

Dagaal u dhaxeeyo Militeriga Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa haatan ka socda tuulada Sinadhaqo oo ku dhawaad 20KM u jirta degaanka Ceeldheere ee Gobolka Galgaduud.

Dagaalkan waxaa uu yimid kadib markii maanta Al-Shabaab qarax ay ku aaseen wadada isku xirta deganada sinadhaqo iyo Celdhere ay haleeshay gaariga askar ka tirsan Ciidanka DFS.yaraan Hal Askari ayaa ku dhintay, ku dhawaad 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxaas, askartuna waxaa ay ka tirsan yihiin Nabadsugida Soomaaliya.

Ad
Previous articleHirshabeele oo Shaacisay jadwalka 6 kursi ee ugu Horaysay oo Ka mid noqonaya Golaha Shacabka
Next articleAskari caan ka ahaa Degaanada Galmudug oo Ku Geeriyooday Dagaal Galabtay alshabaab iyo Galmudug Dhexmaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here