Home Wararka Somaliya Galmudug Dagaal Culus oo Goordhow ka Qarxay labada Maygaag ee Gobalka Mudug yuu...

Dagaal Culus oo Goordhow ka Qarxay labada Maygaag ee Gobalka Mudug yuu U dhaxeeyaa?

0

Wararka Naga Soo Gaaraaya Gobalka Mudug ayaa Haatan Xaqiijinayaa In Halkaas uu Ka Qarxay Dagaal Culus.

Dagaal culus ayaa hadda kabilowday aaga Jiicboor iyo labada Meygaag ee galbeedka gobalka Mudug saaka ilaa maanta galinkii hore waxaaka socday rasaas goos goos ah balse waxaa hadda bilowday dagaal culus

Dagaalka wuxu udhexeeya Sacad iyo Leelkase kuwaas oo Dhawanba isku Hub Aruursanaayay Dagaalkaan ayaana Salka Ku Haaya Aano Qabiil oo Mudo Soo jiitamaysay.

Lama Oga Wali khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkaan Madaama Uu Gordhow Bilowday.

 

Ad
Previous articleDagaalka Xizbullah iyo Israel oo xoogeystay
Next articleWasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo Ku dhiiraday inu Tago Magaalo Alshabaab Maalmo ka Hor Laga Saaray(Sawiro)