Home Wararka Maanta Dad kabadan 500 oo Qof oo Soo galooti ahaa Durbaba lagu Xiray...

Dad kabadan 500 oo Qof oo Soo galooti ahaa Durbaba lagu Xiray Maraykanka

0

In ka badan shan boqol oo muhaajiriin sharci darro ah ayaa la xiray, kuwaas oo diyaar u ah in laga musaafuriyo Mareykanka – waa tallaabadii ugu horreysay ee ballan-qaadkii madaxweyne Trump ee ka dhanka ah muhaajiriinta aan sharciga haysan.

Xoghayihiisa warfaafinta ayaa sheegtay goor dambe oo Khamiistii ahayd in shan boqol iyo soddon iyo siddeed qof, oo lagu tilmaamay inay ahaayeen dambiilayaal soo galooti sharci darro ah, la xiray.

Karoline Leavitt ayaa sheegtay in ay ku jiraan xubno ka tirsan koox burcad ah oo u dhashay dalka Venezuela, iyo dad lagu helay dambiyo galmo. Madaxweyne Trump ayaa xaalad deg deg ah kaga dhawaaqay xadka Mareykanka iyo Mexico, wuxuuna amray in kun iyo shan boqol oo askari oo dheeri ah la geeyo halkaasi.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleSoomaaliya: Rag ka Ganacsanaaya Hilibka Ugaarta oo Xabsi lagu guray
Next articleNin Ajnabi ahaa oo ka Tirsanaa Daacish oo lagu Toogtay Bartamaha Boosaaso