Home Wararka Maanta Daacish oo Xalay Hab yaab leh kusoo Weerartay Ciidamada Puntland(Sawiro)

Daacish oo Xalay Hab yaab leh kusoo Weerartay Ciidamada Puntland(Sawiro)

0

Mid ka mid ah gawaarida qaraxyada ee la fashiliyay oo ay adeegsadeen Argagixisada Daacish ayaa qeybaha hore ee gaariga waxay ka dhigeen mid aan xabaddu karin, si la mid ah tabaha gawaarida aan xabadduhu karin ee ay adeegsan jireen Argagixisada AS.

Ciidamada Amniga Puntland ayaa toogtay darawalkii gaariga waday oo ahaa ajnabi iyo xubin kale, waxaana wararku sheegayaan in illaa hadda dagaaladii saakay illaa xalay ee fool-ka-fool ahaa khasaaro culus lagu gaarsiiyay argagixisada, ciidankuna ay horumar ka sameynayaa aagaga ay ku sugan yihiin ee buuraha Cal-miskaad.

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa

Dagaal Dhexmara Itoobiya iyo Ereteriya oo laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo

Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku

Warar laga helayo Dagaalo ka dhacay Deegaano Hoostaga Galmudug Sida Ceelhuur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ahaa mid

Xamse oo booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu
Ad
Previous articleDagaal Qaraar oo Saraakkiil ku Dhaawacmeen oo ka Dhacay Muqdisho
Next articleCiidamo si gaar ah Dalka Dibadiisa loogu soo tababaray oo Maantay ku biiray Dagaalka Ku socda Alshabaab(Sawiro)