Home Wararka Somaliya Curashada Bisha Ramadaan oo La shaaciyay

Curashada Bisha Ramadaan oo La shaaciyay

0

Boqortooyada Sucuudi carabiya  ayaa goor dhaw ku dhawaaqday in maalinimada berrita  ah ee Taariikhdu ku beegan tahay 13-ka April ay tahay maalinta kowaad ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Maxkamadda sare ee Sacuudiga ayaa shaacisay in qaybo ka mid ah dalkaasi laga arkay Bisha, waxaana war kasoo baxay Maxkamadda lagu sheegay in degaan u dhaw Magaalada Caasimadda ah Riyaad laga arkay bisha.

Sidoo kale waxaa jira dalal kale oo shaaciyay in berry ay tahay Maalinta koowaad ee Ramadaan, waxaana dalalkaasi ka mid ah Indonusia iyo Maleysia.

Ad
Previous articleGudoonka Aqalka sare oo Sharci daro Ku Tilmaamay Kulankii Golaha shacabka ee Maanta
Next articleWasiir Omaar oo iska casilay Xilkii Wasaarada Shaqada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here