Home Wararka Somaliya Galmudug Culima Hor Leh oo teegaartay Ahlusuna Waljameeca (Sawiro)

Culima Hor Leh oo teegaartay Ahlusuna Waljameeca (Sawiro)

0

Macalimiinta Dugsiyada Quraanka ee kunool degmada Guriceel ayaa hubka qaatay, kuwaas oo sheegay inay la dagaalamayaan Galmudug.

Qaarkood oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxaa ay sheegeen in Galmudug u adeegsatay hub culus dhibaatana ku qabaan.

Hub Culus ayay qaateen Macalimiinta Dugsiyada ee Gurceel waana dhibaata Hor Leh oo Galmudug oo wajahayso Mana jiro Wax war ah oo Galmudug ka Soo yeeray

 

 

 

Ad
Previous articleCiidanka Ahlusunna oo la wareegay degaanka Ceeldheere ee Maamulka Galmudug
Next articleDegmada Guriceel oo laga dareemayo Barakac Xili Xiisad ay jiro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here