Home Wararka Maanta Cismaan Maxamuud Barre oo Shaqa layaab leh Alshaab u Direen oo Xarardheere...

Cismaan Maxamuud Barre oo Shaqa layaab leh Alshaab u Direen oo Xarardheere lagu Qabtay

0

Wasiirka arimaha Gudaha Axmed Macakin Fiqo ayaa Goordhow Qoraal ku Baahiyay Facebookiisa in Gacanta Lagu Dhigay Mid ka mid ah Alshabaab oo Sahan ku Haayay Sida Qaraxyo loo Gakin lahaa Magaalada Xarardheere.

Wasiir Fiqi ayaana Yiri Sidaan:

Ciidamada XDS ee ku sugan Xarardheere ayaa gacanta ku dhigay dhagarqabe Cismaan Maxamuud Barre 17 sano jir ah, oo sida uu sheegtay ka tirsanaa Khawaarijta, loona soo diray inuu sahmiyo wadooyinka qaraxyo lagu soo gelin karo magaalada Xarardheere.

Khawaarijta oo quus taagan ayaa bilaabay in ay adeegsadaan caruurta yaryar, balse ciidamada iyo dadka deegaanka Xarardheere oo isku xiran ayaa mar kasta fashiliya isku dayada argagixisadu ku doonayaan in ay ku dhibaaateeyeen bulshada.

 

 

 

Ad
Previous articleSidee gaariga weyn ee qaraxa siday uu ku tagay bartamaha Beledweyne yaase kasoo Gudbiyay Barta Hubinta ee buundada liiqliiqato(Xog)
Next articleXukunka murankii ka bilowday Gaari Dowladeed oo la wada raaci lahaa oo lagu Riday Maxamed Cabdixakiin Maxamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here