Home Wararka Maanta Ciidmado Shalay Laga Dajiyay Magaalada Gaalkacyo oo Qaarkood Geeriyoodeen

Ciidmado Shalay Laga Dajiyay Magaalada Gaalkacyo oo Qaarkood Geeriyoodeen

0

Beesha Saruur HG ayaa Galabta mar kale Gaalkacyo ka dajisey Ciidamo Badan kuwaas oo Laga keenay Magaalada Muqdisho islamrkaana ku biiraya Ciidamada dib u Xoreynta Konfurta Mudug,

Gaar ahan Deganaada ay beeshu ka Dagto Gobolka Mudug,Waxaana Garoonka Magaalada ku soo dhaweyey Xildhibaano ka tirsan Galmudug Ee Beesha Saruur ,

Shil gaari oo ka dhacay wadada isku xirta Galkacyo iyo garoonka diyaaradaha Oshaco Ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo Dhaawac.

Ciidanka Beesha Saruur oo Galabta kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo ayaa gaari Ciidanka waday ku rogamday wadada isku xirta Magaalada iyo Garoonka 1 Askari ayaa ku geeriyooday 7 kala waa kudhaawac meen.

Ad
Previous articleCiidanka Israel oo dil argagax leh ka geystay woqoyiga Magaalada barakeysan ee Qudus
Next articleWAR DEG DEG AH: Madax Daacish ee Gobalka Bari Puntland oo La Dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here