Ciidamada Danab iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa soo bandhigay Jabkii xalay ay gaarsiiyeen Maleeshiyaadka Al shabaab#
Ciidamo ka tirsan alshabab aya rabay in ay miinooyin galiyaan wadada dheer ee isku xirta gaalkacyo iyo hobyo blse ciidanka oo dabagal ku hayay kooxdan aya weerar ku qaaday iyago maraya inta u dhaxeya degaanka bajeeela iyo hobyo#
Inta la xaqiijiyay werarkii xalay aya shabab looga layay 3 ka mid ah ciidankooda halka 1 kalena isagoo dhawac ah la qabtay#

Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad


