Home Wararka Caalamka Ciidanka Ukraine oo guulo ka gaaray dagaalka ay kula jiraan Ruushka (Sawirro)

Ciidanka Ukraine oo guulo ka gaaray dagaalka ay kula jiraan Ruushka (Sawirro)

0

Ciidamada Ruushka ayaa ka tagay saldhigii ugu weynaa ee ay ku lahayd waqooyi bari Ukraine si lama filaan ah ka dib markii ciidamada Ukraine ay u dhaqaaqeen inay hareereeyaan aaggaas.

Wakaalladda Wararka ee TASS oo soo xiganeysa Wasaaradda Difaaca ee Raashiya ayaa sheegtay inay ku amartay Ciiddankooda inay isaga baxaan agagaarka magaalladda Izium ee Gobalka Kharkiv, iyadoo sheegtay in loo diri doono si ay u xoojiyaan Hawlgalladda ka socda Degmadda Donetsk ee deriska la ah.

Ku dhawaaqista ayaa timid saacado ka dib markii ciidamada Ukraine ay qabsadeen magaalada Kupiansk ee waqooyiga, oo ah xuddunta kaliya ee tareenada ee keena dhammaan jiida hore ee Ruushka ee waqooyi bari ee Ukraine. Taasi waxay keentay in kumannaan ka mid ah ciidamada Ruushka ay si lama filaan ah uga go’aan saadka guud ahaan jiidda hore.

Ciidamada Ukraine ayaa dib u qabsaday tobanaan magaalo iyo tuulooyin uu Ruushku haystay muddo bilo ah, tan iyo markii ay ka dillaaceen furimaha hore ee toddobaadkan. Subaxnimadii hore ee sabtida, saraakiisha Ukraine ayaa barqadii soo dhigay sawiro muujinaya ciidamadooda oo kor u taagaya calanka buluuga iyo jaalaha ah ee dalkaasi, iyagoo taagan afaafka hore ee xarunta dawladda hoose ee Kupiansk

Khilaaf Soo Kala Dhex-galay Mareykanka oo Dhinac ah IMF iyo Bangiga Adduunka

Wasiirka Maaliyadda Maraykanka, Scott Bessent ayaa ku eedeeyay hay’adda lacagta adduunka ee (IMF) iyo Bangiga Adduunka inay aad uga leexdeen howlihii loo aasaasay. Bessent ayaa sheegay IMF ay ku bixinayso

Al-shabaab oo saaka Weerar Qaraxyo ku billowday ku qaaday deegaanka Wargaadhi ee G/Sh/Dhexe.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyada ururka Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen saldhig ay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka War-gaadhi, oo ku

Rag ka tirsan Shabaab oo dad ka afduubtay Mandheere

Wararka naga soo gaaraya gobolka waqooyi bari Kenya ayaa sheegaya in koox hubeysan oo loo maleynayo inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab ay galinkii dambe ee shalay afduub u geysteen

34 Sano kadib Dowlada Somaliya oo dib u soo Celisay Adeega Boostada Caalamiga

Soomaaliya ayaa 34 sano ka dib markii ugu horeysay dalka ka hirgelisay Maamulka tooska ah ee Boostada caalamiga ah.. Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍

Maxaa Qalad ah oo ka jira Heshiiska Turkiga iyo Somaliya ee Dhanka Shidaalka

Heshiiska taariikhiga ah ee ay Soomaaliya iyo Turkiga kala saxiixdeen ee sahminta iyo soo saarista shidaalka iyo gaaska ayaa si weyn u soo jiitay indhaha bulshada, balse sidoo kale wuxuu
Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo dhageystay Warbixin ku aadan dhismaha Hay’adda xisaabiyaasha Soomaaliyeed (Sawiro)
Next articleCali Jeyte iyo Saraakiil u Hogaaminaayo oo Gaaray Degaan Dhawaan alshabaab Xoog looga Saaray(Sawiro)