Ururka Ahlusunna aya si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Ceeldheere oo Caasimada Dhuusamareeb qiyaastii 30Km u jira.
Ciidankii booliska Soomaaliya ee ka amar qaadanayay maamulka Galmudug ayaa halkaasi iskaga baxay.
Ciidankaan ayaa Farsiisimo waxa ay ka sameysteen saldhigga ciidanka iyo xaruntii maamulka deegaanka Ceeldheere, waxaana ay sheegeen in ay sii socon doonaan.
Deegaankaan ayaa mid muhiim ah oo laga ilaaliyo ammaanka caasimadda Galmudug.
Ad