Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Ciidamo uu Hogaaminaayo Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo Alshabaab Degaano Hor leh kala...

Ciidamo uu Hogaaminaayo Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo Alshabaab Degaano Hor leh kala Wareegay

0

Ciidamo katirsan Milateriga Soomaaliya ayaa arroortii hore ee maanta AS kala wareegay degaano hoos-yimaada degmada Balcad ee gobalka Sh/ Dhexe, kadib muddo sanado ah oo ay halkaas ku sugnaayeen AS.

Degaanada AS laga qabsaday ayaa kala ah Yaaqle, Mukadheere, dhabacoow, Kooraabe, Shanloow iyo Farbaraki, waxaana ciidanka dhulkaas qabsaday hogaaminaya Xildhibaan Cusmaan Xaadoole oo katirsan Golaha Shacabka ee BFS.

Sidoo kale mas’uuliyiin katirsan maamulka gobalka Banaadir ayaa howlgalkaan qeyb ka ah, sida, Guddoomiye Abshir Kaaraan, Guddoomiye Maxamed Deeq Geedow iyo saraakiil kale. AS ayaa laga saaray badi deegaanadii ay ka joogeen degmada Balcad kadib dhowr jiho oo laga weeraray kooxdaas.

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Shaacisay Cida Alshabaab U Gudbisa Xogta Marakiibta Kusoo Xirta Dekeda Muqdisho iyo Waxa aysidaan
Next articleToogasho dad badan lagu dilay oo ka dhacday Saldhig ee leeyihiin Ciidamada Ruushka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here