Home Wararka Somaliya Ciidamo Milateri ah oo Taabacsan Musharaxiinta oo Caawa Muqdisho soo gaaray

Ciidamo Milateri ah oo Taabacsan Musharaxiinta oo Caawa Muqdisho soo gaaray

0

Caawa Waxaa jira dhaq dhaqaaq ciidan oo aad looga dareemaayo waqoyiga Magaalada Muqdisho gaar ahaan kaaraan iyo Gubadley.

Ciidamada xoogga dalka ee ku sugnaa Shabeelada Dhexe ayaa lagu soo waramayaa in ay qaarkood ay dhanka Muqdisho ay u soo ruuqaansadeen.

Ilo kuwa Amniga ah ayaa ii sheegay in xilligan uu jiro dhaq dhaqaaqa ciidan mana cadda halka ay ciidamadan ku socdaan.

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ayaa dhawaan degay degmooyinka Kaaraan iyo C/Casiis, waxaana Meel udhaw isbitaalka Kaysaney caawa soo Buux dhaafiyay Ciidamo Milateri ah.

Ad
Previous articleDib u Milicso Siyaasadda Soomaaliya ee 2011, iyo Xiligaan Halka ay isaga Egyihiin
Next articleTaliye odawaa oo ku baxay Ciidamo Ka soo Qulqulay Sh/dhaxe iyo Amarkiisa oo socon waayay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here