Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamo Ka Tirsan Guutada Khaalid Bin Waliid oo u Goostay Hiiraan State

Ciidamo Ka Tirsan Guutada Khaalid Bin Waliid oo u Goostay Hiiraan State

0

Warar Dheeraad ah ayaa Ka Soo Baxaaya Ciidamo Ka Tirsan Guutada Khaalid bin Waliid oo U Goostay Maamulka U Hoogaamiyo Cali Jayte ee La Magac Baxay Hiiraan State.

Ciidamadaan oo ku Sugnaa Shabeelada Dhexe dhawaana Halkaas loo geeyey inay Alshabaab Ka Saaraan Gobalada Hiiraan Iyo Galgaduud.

Ciidamadaan Goostay ayaa Lagu Sheegay Tiradooda 28 Askari kuwaas oo ka Soo Jeeda Beesha Xawaadle Ciidamadaan ayaana La Sheegay inuu Gaadiid usoo Diray Cali jayte kuwaas oo Gaaray Gobalka Hiiraan.

Ciidamo kale oo Rabay inay Goostaan ayaa lasheegay in la ogaaday kadibna  ay Weerareen Ciidama kale oo Diidaanaa inay Ragaan Goostaan Waxaana La Xaqiijiyay inay Geeriyoodeen Laba Askari oo Ka Tirsanaa Ciidamada Goosanaayay.

Dowlada Soomaaliya ayaan Wali ka Hadal arinkaan oo niyad jab ku noqonayaa Ciidamada Loo Diray furimaha Dagaalka.

Ad
Previous articleCiidamo cusub oo kasoo goostay ciidamada Somaliland oo maanta ku biiray jabhada ku sugan buurta Gacan-Libaax
Next articleSarkaal Ka Tirsanaa Booliska oo Fal Lala yaabay Ku Kacay oo Lasoo Taagay Maxkamada Ciidamada Qalab ka sida

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here