Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay wuxuu cod aqlabiyad leh ku ansixiyay howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ATMIS.
Hawlgalkii hore ee AMISOM wuxuu dhamaaday xalay oo ahayd 31-ka March 2022, kadib 15 sano natiijo la’aan ahayd.
Lkn ciidamada AU waxay 33 bilood ku shaqayn doonaan magaca cusub ee ATMIS waxayna awaamiirta iyo hawl galintaba uga dambayn doonaan Taliska ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed.
Ad