Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay iney soo afjartay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay fiidkii hore ee xalay ku gashay dhismaha hoteelka Rays oo ku yaala xeyndaabka madaxtooyada Soomaaliya.
Afhayeenka ciidanka booliska Sadiiq Doodishe oo suxufitiinta la hadlay ayaa sheegay in la toogtau dhamaan dableydii weerarka ku gashay hoteelka, wuxuuna amaanay ciidamadda amniga ee howlgalka waday ilaa xalay.
Inkabadan 10 ruux ayaa ku geeriyootay weerarkan oo noqonaya kii 3aad ee culis oo Shabaab ka geysato caasimada, weerarkan waxaa ka horeeyay kii Xayaat Hiteel ee dhacay bishii August iyo weerarkii Zoobe 2.
Su’aalo badan ayaa ku gedaaman weerarka hiteelkan oo ay ugu horeyso sida Dableyda Shabaab ay kaga talaabeen baraha Kontorool ee ka horeetay dhismaha hoteelka iyo sida ay hubka ugala talaabeen aagaasi oo ah mid si weyn loo ilaaliyo.
Doonyo Hub u siday Kooxda Shabaab oo lagu bur-briyay Duqeymo Cirka ah
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa 15-kii Abriil 2025 duqeyn cirka ah ka fuliyay gudaha Soomaaliya, si loo burburiyo hub casri ah oo saarnaa dooni
Dowlada Somaliya oo Sheegtay in 35 Xubnood onShabaab ah lagu dilay Hawlgal ka Dhacay Gobolka Bay
In ka badan 35 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed.
Ciidanka Dowlada oo Kaashanaya kuwa Mareykanka oo Duqeyma ka geestay Aadan Yabaal
Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn culus oo Xalay fiidkii lagula eegtay gudaha degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab. Howlgalkaan
Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Dagaalka Aadan Yabaal ee Ciidanka Dowlada looga saaray
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa si faahfaahsan uga hadlay dagaalka dowladiisa kula jirto kooxda Al-shabaab ee ka socda inta badan gobolada dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh oo u muuqday
Ciidanka Dowlada iyo Kuwa Koonfur Galbeed oo Shabaab kula Dagaalamay Duleedka Baydhabo
Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay gaar ahaan degaanka Burjeedka waxa uu dagaal culus ah ku dhex maray Ciidamada Militeriga Soomaaliya iyo kuwa Daraawishta Koonfur Galbeed oo
Ad