Home Wararka Maanta Ciidamado Farabadan oo Ka Tirsan Ku Kenya oo Lasoo Dhooobay Xadka Soomaaliya

Ciidamado Farabadan oo Ka Tirsan Ku Kenya oo Lasoo Dhooobay Xadka Soomaaliya

0

Wararka laga helayo deegaanada u dhow xadka Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii ugu dambeeyey ay Kenya soo dhoobtay ciidamo dheeraad ah oo sugaya amniga, kuwaas oo dhaq-dhaqaaqyo culus ka bilaabay xuduuda.

Booliska Kenya ayaa shaaca ka qaaday in ciidamadaas ay sameyn doonaan howlgallo culus si loo sugo amniga xuduuda, maadaama dhowaan dib loo furayo.

Ujeedka ay Kenya haatan ciidamada usoo dhoobtay xadka ayaa waxaa lagu sheegay in la xariirto ka hortagga ganacsiga sharci darrada ah, si loola socdo dhaq-dhaqaaqa guud.

Ciidamada ayaa sidoo kale xoojin doono dadaalaada laagu xaakameeynayo ganaacsiga sharci darrada ah ee ka socda xeebaha dalkaasi, kadin markii xukuumadda Nairobi iyo Muqdisho ay maalmo kahor ku heshiiyeen in la’isku furo xuduudka labada waddan.

Heshiiiska ayaa dhigaya in dib loo furo xarumihii xuduudaha Ismaamuladaa Mandheera, Lamu, iyo Garisa, muddada 90-ka Maalmood ee soo socda.

Sidoo kale hay’adda canshuuraaha Kenya ee loo soo gaabiyo (K R A) ayaa shaqaalaheeda Kastamkaa iyo xakameyntaa xuduudaha u dirtay Lamu, waaxa ay kala shaqeeyneysaa ilaalada xeebaha Kenya si ay u ilaaliyaan qayb ka mid aah Badweynt Hindiya.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in jidadka isku xira deegaanada ku yaalla xadka laga bilaabay baaritaano dheeraad ah oo lagu hubinayo gaadiidka, si looga hortago suurta-galnimada weeraro dhaba-gal ah oo ayAl-Shabaab ku qaadaan dadka isaga kala gudbaya is-maamullada ka jira halkaas.

Al-Shabaab ayaa sanadihii dambe kordhisay weeraradeeda dalka Kenya, taas oo keentay in Kenya hakiso dhaq-dhaqaaqa xadka labada waddan, si loo yareeyo weeraradaasi

Si kastaba, hase’aahaatee  dib u furisrata Xadka Kenya iyo Soomaaliya ayaa sare u qaadeysa Xiriirka Ganacsi ee ka dhexeyaay labada dal.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleXiisad Siyaasadeed oo ka dhalatay falkii cunsuriyada ahaa ee lagula kacay Vinicius Junior
Next articleMaamulka puntland oo Bandow kusoo Rogay Deegaanada uu Maamulo Xili uu Garowe Dagaal Ka Dhacay