Home Wararka Maanta Ciidamadii ku wajahnaa Ceelbuur oo Minooyin badan Qarxiyay(Sawiro)

Ciidamadii ku wajahnaa Ceelbuur oo Minooyin badan Qarxiyay(Sawiro)

0

ciidamada mina baarka ee qeyb ta ka ah Ciidamadda Dowladda Soomaaliya kuwaa oo howlgal kawada Deegaano u dhaxeeya Degmooyinka Guriceel iyo Ceel buur ee Gobolka Galgaduud.

ayaa ku guuleystay qarxinta iyo soo saarka minooyin dhowra oo Alshabab ay galsheen inta udhaxeysa degaanka jaw Iyo degmada Guriceel.

Ad