Home Wararka Maanta Ciidamada NISA oo Howlgal Culus ka Fuliyay Muqdisho(Sawiro)

Ciidamada NISA oo Howlgal Culus ka Fuliyay Muqdisho(Sawiro)

0

Ciidamada amniga gaar ahaan kuwa NISA ayaa wali wado howlgalo ay ku baacsanayaan Shaqasiyaadka amni darada ka wada Magaalada Muqdisho iyo na waaxigeeda.

Ciidmada ayaa howlgal ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada wada jir kadib markii ay xog ka heleen shacabka degmadaas, shacabka ayaa ciidamada u sheegay in ay jiraan rag laga shakisan yahay ku sugan yihiin Xaafadaha kuwaas oo hore wax yeelo shacabka ugu geystay oo lagu raad joogay.

Ad
Previous articleMasar oo hanjabaad hor leh u dirtay Itoobiya
Next articleMareykanka muxuu ka yiri dagaalka Liyuu Booliska iyo Al Shabaab?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here