Home Wararka Maanta Ciidamada Macawislayda Galmudug oo Raashin La Gaarsiiiyay(Sawiro)

Ciidamada Macawislayda Galmudug oo Raashin La Gaarsiiiyay(Sawiro)

0

Dhalinyarada Gobolka Mudug ayaa deeq Raashina gaarsiiyay Ciidamada Deegaanka ee ku sugan Magaalada Qeydaro ee Gobolka Galgaduud

Si loo dhiiragaliyo Ciidamada Deegaanka ee Dagaalka kula jira Maleeshiyaadka Al shabaab ee gabalkoodu dhacay ayay Dhalinyarada Gobolka Mudug Deeq gaarsiiyeen Ciidamada waxayna tilmaameen inay garab taagan yihiin

Maamulka iyo dhaqanka Deegaanka Qeydaro ayaa qeexay inay ka go an tahay Dagaalka lagu ciribtirayo Maleeshiyaadka Al shabaab.

Ad