Home Wararka Maanta Ciidamada Israa’iil qol qol ayay u baarayaan isbitaalka waxaana la socda dad...

Ciidamada Israa’iil qol qol ayay u baarayaan isbitaalka waxaana la socda dad Af-Carabi ku hadlaya

0

Khaalid oo ah wariye ku sugan isbitaalka al-Shifa ee magaalada Qasa ayaa sheegaya inuu arkay ciidamada Israa’iil oo qol qol u galaya isbitaalka isla markaana su’aalo waydiinaya shaqaalaha iyo bukaannada halkaa jooga ee Falastiiniyiinta ah, wuxuu sheegay in ay ciidamada la socdaan dad ku hadlaya luuqadda Carabiga ah iyo dhaqaatiir.

Barakacayaasha ka dhiganaya gabaadka isbitaalka ayaa barxadda isugu yimid waxaana qaarkood lagu sameynayaa baaritaanno amni.Waxa uu intaa ku daray in militariga Israa’iil ay si buuxda gacanta ugu hayaan xaruunta, mana jirto wax rasaas ah oo dhacaysa.

Ad
Previous articleWasiir Xundubeey oo Weerar afka ku Qaaday Madaxweyne Xasan Shiikh
Next articleXamaas oo war ka soo saartay weerarka lagu qaaday isbitaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here