Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Ciidamada huwanta oo Xoog kula Wareegay Deegaanka Buurwayn

Ciidamada huwanta oo Xoog kula Wareegay Deegaanka Buurwayn

0

Ciidamada Sida Gaar ah u tababaran ee Gorgor ayaa Goordhaw La Wareegay Degmada Buurweyn ee Gobolka Hiiraan,

Laba L/X Cumar Dheere oo Kamid ah Saraakiisha Gorgor Militirga Soomaaliya ee hogaaminyeso Howlgadan Ayaa Sheegay inay Ciidamada Xoogga Dalka Cagta-Mariyeen fariismahii Buurweyn aay ku lahaayeen Xoogaga Al-shabaab,

Ciidamada Dowladda ayaa Saakay Qabsadeen Degaano badan isku Xiro Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe Sida fiidow Xararlugoole Iyo degaano kale.

 

Ad