Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Galmudug oo xalay gaaray Deegaanka Ceeldheere

Ciidamada Galmudug oo xalay gaaray Deegaanka Ceeldheere

0

Ciidamada Dowlada Federaalka iyo kuwa Galmudug ayaa xalay Xili danbe gaaray deegaanka Ceel-dheere oo Magaalada Dhusamareb 28km dhanka Koonfureed ka xiga, una dhexeeya Dhusamareb iyo Guri-ceel.

Dhaqaaqan ciidan oo bilaaw u ah howlgalka safka balaaran ee ku wajahan guriceel ayaa durbadiiba sii kordhiyay xaalada hubanti la’aanta amni ee ka jirta guriceel oo ay mudo todobaad ka badan maamulayaan kooxaha hubeysan ee taabacsan Macalin Maxamuud iyo Sheikh Shaakir “Ahlusunna”.

Dadka reer guriceel oo cabsi ka qaba in dushooda lagu dagaalamo ayaa saakay markale bilaabey in ay isaga guuraan guriyohooda.

Ad
Previous articleRaisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo booqday Magaalada Malmö
Next articleTaariikhda Maalinta Calanka Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here