Home Wararka Maanta Ciidamada Galmudug oo Wewrar Cukus ku Qaaday Alshabaab ku sugnaa Koonfurta Mudug

Ciidamada Galmudug oo Wewrar Cukus ku Qaaday Alshabaab ku sugnaa Koonfurta Mudug

0

Macawisleyda deegaanka ayaa weerar dhaliyey Qasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ku qaaday fariisin ay kooxda AS ku laheyd deegaanka BAALAL-DHEERE oo hoostag magalada Qaayib ee Gobolka Galgaduud

Labo ka Tirsanaa Alshabaab ayaa dhimatay waxaana ku dhaawacmay ku dhawaad 5 kale waxaana Taliskii la wareegay ciidamada deegaanka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug oo iskaashanaaya.

Saraakiisha ciidamada deegaanka ayaa sheegay in guul weyn ay ka gaareen weerarka ay ku qaadeen saldhigii ay kooxda Alshabaab ku weerareen.

Dagaalkii Kasocday Koonfurta Mudug ayaana Mudu Hakad ku jiray Kadib markii Uu Geeriyooday Taliye Suulnuuge oo Hogaanka U hayay Dagaalkaas.

Ad
Previous articleWAR Deg Deg ah: Baarlamaanka Soomaaliya oo U yeeray Wasiirada Hakisay Shaqadii Garoonka Muqdisho
Next articleWar Deg Deg ah: Maxakamadda Gobolka Banaadir Oo Seyd Cali ku Xukuntay Xukun Dil Ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here