Home Wararka Maanta Ciidamada Galmudug oo dib u furay isgaarsiin ay Shabaab jareen (Sawiro)

Ciidamada Galmudug oo dib u furay isgaarsiin ay Shabaab jareen (Sawiro)

0

Ciidamada Dowladda hawada ku soo celiyaay isgaarsiintii degaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud oo Al-shabaaab ay jareen.

Ciidamada Galmudug oo wata gaadiidka dagaalka ayaa weeraray Xarunta Shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud ay ku leedahay Baxdo

Waxaa Shirkadda Lagu amray inay fasaxdo isgaarsiinta oo aysan qaadan amarka Shabaab

Ad