Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Galmudug oo Dhuusamareeb ku xiray Weriye

Ciidamada Galmudug oo Dhuusamareeb ku xiray Weriye

0

Booliiska Dhuusamareeb ayaa xiray wariye Maxamed Cabdiwali Tooxow oo ay Ciidamadu kala dageen gaari uu la socday kahor inta aan loo dhaadhicinin Xabsiga.

Ciidamada Ayaa ka qabtay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug waxayna kala degeen gaari uu la socday sida Mudug24 ay u sheegeen Weriyaal la socday.

Lama oga sababta Loo xiray Tooxoow, Balse dhawaan ayay aheed Markii Magaalada Dhuusamareeb Lagu xiray Tooxoow iyo Cabdullahi Warsame Rooble Balse La sii daayay Markii dambe

Ad
Previous articleWafdi ka socda Qaramada Midoobey oo Soo gaaray Dhuusamareeb (Sawiro)
Next articleQaar ka mid ah Xildhibaanada Aqalka sare ee Somaliland oo Maanta La dooranayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here