Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Galmudug oo Degaan Hor leh Kala Wareegay Alshabaab

Ciidamada Galmudug oo Degaan Hor leh Kala Wareegay Alshabaab

0

Ciidanka dib Uxoreynta Beesha Qubeys oo La Wareegay Degaanka Qeycad Ee Konfurta Gobolka Mudug ,

Degaanka Qeycad hoos yimaada Degmada Bacadweyne ayaa ahaa meel Ururka  AS ay ku dhuumaaleysan jireen Islamarkaana ay ka Soo abaabuli jireen Wearada Gaadmada ah Ay ku dhagri jireen Shacabka Somaliyeed.

Alshabaab ayaan isaga Baxay Degaanka Qaycad  Kadib markii ay ka Warheleen in Ciidamada Galmudug kusoo Wajahanyihin Waxayna isugu Tageen Degmada Baacadwayn

Ad
Previous articleGolaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta meel mariyay Heshiis iyo Sharci muhiim ah (Sawirro)
Next articleDagaal culus oo ka dhacay duleedka Baladweyne iyo Alshabaab oo Laga Duldhacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here