Gudomiye Arole ayaa sheegay in howlgalada lagu beegsanayo dadka xiriirka la leh kooxda kusoo duushay Galmudug,waxana uu sheegay in cidwalba oo katirsan kooxahaas ee ay gacanta kudhigaan in lahorkeeni doono cadaalada howlgaladuna noqo doonaan kuwa joogto ah.
Sidoo kale waxaa uu bulshada Caasimada iyo deeganada hoosyimaada kacodsaday in cidwalba oo amniga khatar ku ah oo ay arkaan lasoo socod siiyaan hay’adaha amniga si looga hortago dhibka uu doonayo inuu bulshada ugaysto.
Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.
Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan si deg deg
Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dhinacyada ayaa isku hub urursanaya, iyada oo laga cabsi qabo in dagaal
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo