Home Wararka Somaliya Galmudug Ahlusuna oo dib ugu laabtay Saldhiga Gurceel

Ahlusuna oo dib ugu laabtay Saldhiga Gurceel

0

Kooxda Ahlusunnada  ayaa dib ugu soo laabatey Saldhiga Booliiska Guriceel oo ay isaga baxeen saacado kahor.

Dadwayne ku xoomey xafiisyada saldhiga saacadihii uu haawanayay Ayaa isaga baxay waxaana dib ula Wareegay Ciidamada Ahlusuna Waljameeca.

Saxaafada ayayna isugu yeereen waxayna ka Hadli doonaan Xiisada caawa ka Taagan Gurceel.

 

 

Ad
Previous articleCiidamada Galmudug oo Caawa Howlgalo ka wada Deegaano Hoostaga Dhuusamareeb
Next articleGaari Caruus galbinayay oo Shir ku galay Duleedka Galkacyo (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here