Home Wararka Maanta Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Galmudug oo si nabad ah caawa ula wareegay...

Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Galmudug oo si nabad ah caawa ula wareegay Gurceel (Sawiro)

0

kooxda Ahlusunna ayaa isaga baxday caawa Saldhiga Booliiska Guriceel oo ay maamulayeen mudo sadex todobaad ah, waxaana iminka ku xoonsan dad shacab ah oo gudaha iyo banaankaba isugu soo baxay.

Ka bixitaanka saldhiga ee Ahlusunna ayaa yimid kadib markii Ciidamada Galmudug & kuwa dowladda Federalka caawa galeen xaafado katirsan degmada Guriceel ee gobolka Galgadud sida ay xaqiijiyeen ilo xilkas ah oo la socda ciidanka DF iyo kuwa DG Galmudug

Saddex jiho oo magaalada ka mid ay ayay Ciidamadu ka galeen guriceel kuwaa oo kala ah jahooyinka Bari, Waqooyi & Koofur iyagoo ku wajahan xarumaha muhiimka ah ee Magaalada.

Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Galmudug ayaana caawa gaaf wareegaya Meel kasta oo Gurceel ka Tirsan waxaana isaga baxay Ahlusuna caawa Gurceel.

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo

NISA oo faah faahin ka bixisay duqeymo 24 kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay Shabeelooyinka

War ay soo saartay Hay'adda NISA ayaa lagu sheegay in Howlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidamada Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, iyo Ciidamada Xoogga dalka ay

Dowladaha Itoobiya iyo Israa’iil oo iska Caawinaya la dagaalanka Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta

Dowladda Israa’iil ayaa Itoobiya ka codsatay inay iskaashi ka sameeyaan la dagaalanka argagixisada Bariga Dhexe iyo Afrika, iyagoo argagixisada ku tilmaamay cadow ay wadaagaan labada dal. Shir jaraa’id oo ay

Nin Qof Shacab ah Dilay oo lagu Qabtay Magaalada Hargeysa

Booliiska Somaliland ayaa Khamiistii soo qabtay nin lagu eedeynayo inuu qof kale ku dilay degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Qoraal lagu baahiyay barta Facebook ee Ciidanka Booliiska ayaa lagu

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa
Ad
Previous articleHowlgalka Doorashada Golaha Shacabka oo La Soo saaray (Akhriso)
Next articleCiidamada Galmudug oo Caawa Howlgalo ka wada Deegaano Hoostaga Dhuusamareeb