Home Wararka Maanta Ciidamada Dowlada oo weerar Culus Ku Qaaday Degmada Wabxo

Ciidamada Dowlada oo weerar Culus Ku Qaaday Degmada Wabxo

0

Dagaallo aad culus ayaa hada ka Socoda Duleedka degmada Wabxo oo aheed meel istiraatiji ah oo hada Gacanta Dowlada soogashay ayadoo laga galay Dhowr Wado Ceelgorof, dhinaca Ceel-uul, Gumad gal iyo Wara Gibile.

Ciidamada Huwanta Kuwa Beesha Murdade Ciidanka Xogga Dalka Somaliya oo wadta gadiidka dagaalka ayaa Buux dhaafiyey Gobaha hada Dagaalku ka Socodo,

Khasaro Xoogan ayaa la gaarsiyey koxda Alshababa  Galabta Waxaana la warinaya in kooxda lagu jabiyey dagaalka Galabta socoda,

 

Ad