Home Wararka Maanta Ciidamada Dowlada oo Qabtay Gaari Qaraxyo Ku Rarnaayeen

Ciidamada Dowlada oo Qabtay Gaari Qaraxyo Ku Rarnaayeen

0

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwo ka tirsan qeybta 27aad ayaa howlgal waxay ka sameeyeen wadada xiriirisa Magaalada Jowhar iyo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.

Howlgalka ayaa waxaa hoggaaminayay Taliyaha Guutada 4aad ee qeybta 27aad Col. Saney Cabdulle Gaab, Abaanduulaha qeybta 27aad Saalax Yaquub iyo Saraakiil kale.

 

Waxaa howlgalku ka koobnaa mid ay ku baarayeen miinooyinka dhulka la geliyo iyo Gaadiidka.

Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in howlgalka lagu qabtay Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo miinooyin aasayay iyo Gaari laga soo buuxiyay waxyaabo qarxa, kaasoo weerar lagu fulin rabay.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleWasiirka Amniga Dowlada Federalka Soomaaliya oo Si Adag uga Hadlay Ciidamadii lageeyey Baladweyne
Next articleGantaalo lagu Weeraray Saldhiga Maraykanka ee Ciraaq iyo Qasaaro ka Ka dhashay(Sawiro)